๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐, ๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐
May 19, 2026
๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐, ๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐, ๐๐๐๐: ๐๐/๐๐/๐๐๐๐, Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib-u-Heshisiinta Dowladda Waqooyi Bari Soomaaliya ๐๐ฎ๐๐๐ง๐ ๐๐ฑ๐ฆ๐๐ ๐๐๐ฅ๐ข ๐๐๐ค๐ก๐ฅ๐, iyo Wafti ballaadhan uu hoggaaminayo ayaa Maalintii labaad ku sugan Deegaanka Madax Laguxoor, halkaas oo ay ka wadaan dadaallo lagu Xoojinayo amniga, nabad-gelyada iyo wada Noolaanshaha bulshada deegaanka. โ โWaftiga Wasiirka ayaa maanta waxaa ku soo biiray Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowladda Waqooyi Bari, ๐๐ฎ๐๐๐ง๐ ๐๐๐๐๐ง ๐๐๐๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐๐๐ก๐ข ๐๐ฐ-๐ฑ๐๐ฌ๐๐ง oo door weyn ka Qaadanaya Xoojinta Arrimaha Nabadda iyo Deganaanshaha deegaanka. Guddoomiyuhu waxa uu bulshada ku bogaadiyey dadaallada socda ee lagu adkaynayo Amniga iyo ilaalinta Xasilloonida deegaanka. โ โIntii uu waftigu halkaasi ku sugnaa, Wasiirka iyo Masuuliyiinta la socotay waxay kulamo kala duwan la Yeesheen Qeybaha bulshada iyo Waxgaradka deegaanka, iyagoo kala hadlay muhiimadda ay leedahay Wadajirka bulshada, ilaalinta nabadda iyo ka shaqaynta horumarka deegaanka. โ โSidoo kale, Masuuliyiintu waxay bulshada la Wadaageen Goโaamo muhiim ah oo lagu Sugayo Amniga deegaanka, kuwaas oo Saldhig u noqon Doona Xoojinta Xasilloonida iyo wada Noolaanshaha bulshada deegaanka Madax Laguxoor. โ โWaxaa si rasmi ah loo faray Ciidanka Daraawiishta iyo Ciidanka Booliska Dowladda Waqooyi Bari ee u xilsaaran Amniga guud inay Tallaabo adag ka Qaadaan cid kasta oo lagu arko falal lidi ku ah Nabadda, Xasilloonida iyo Goโaamada wadajirka ah ee la isla Qaatay, si loo Xaqiijiyo Amni waara iyo Deganaansho buuxa. -๐๐๐๐๐๐๐๐- _________ โ ๐๐๐ ๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐ ๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐-๐-๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐.โ ๐๐ฎ๐ฐ๐ฒ๐ฏ๐ผ๐ผ๐ธ: https://www.facebook.com/share/1CLd2gvmCG/ ๐ง๐ถ๐ธ๐๐ผ๐ธ: https://www.tiktok.com/@moifarwbs?_t=ZM-90mzTCp6VQ3&_r=1 ๐ ๐ช๐๐๐ฆ๐๐ง๐: https://moifar.ne.so/ ๐ง ๐๐ฆ๐๐ข๐ฅ: ๐ข๐ง๐๐จ.๐๐จ๐ข๐๐๐ซ@๐๐.๐ฌ๐จ ๐ Twitter: @๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐