The Ministry of Interior Federal Affairs and Reconciliation North Eastern State of Somalia Tue, June 23 2026
Slide
Nairobi 21-kii Sebtembar 2025, waxaa Agaasimaha Guud lagu guddoonsiiyey shahaado sharaf, taas oo lagu maamuusay kaalintiisa hoggaamineed iyo dadaalka uu ku bixiyey horumarinta iyo fulinta waajibaadka shaqo.Nairobi 21-kii Sebtembar 2025, waxaa Agaasimaha Guud lagu guddoonsiiyey shahaado sharaf, taas oo lagu maamuusay kaalintiisa hoggaamineed iyo dadaalka uu ku bixiyey horumarinta iyo fulinta waajibaadka shaqo.
Slide
Muqdisho, 28-kii October 2025 โ€“ Shirkii Siyaasadda Qaranka ee Maamul-DaadejintaMuqdisho, 28-kii October 2025 โ€“ Shirkii Siyaasadda Qaranka ee Maamul-Daadejinta
Slide
Nairobi, 15-kii October 2025 โ€“ Shirkii Astaynta Awoodaha.Nairobi, 15-kii October 2025 โ€“ Shirkii Astaynta Awoodaha.
Slide
12 feb 2025 kulanka oday dhaqameedka degmadda dhirgayn Geenyo Gobolka sool iyo Wasaaaradda Arrimaha Gudaha12 feb 2025 kulanka oday dhaqameedka degmadda dhirgayn Geenyo Gobolka sool iyo Wasaaaradda Arrimaha Gudaha
Maayeradad Dowlad Goboleedka waqooyi bari

Maayeradad Dowlad Goboleedka waqooyi bari

Maayeradad Dowlad Goboleedka waqooyi bariMaayeradad Dowlad Goboleedka waqooyi bari
Slide
Daahfurka Hannaanka Dhab u Heshisiinta Qaran muqdisho soomaaliya

Daahfurka Hannaanka Dhab u Heshisiinta Qaran muqdisho soomaaliya

Slide
Shirka dalka Ghana 13 ilaa 18 June 2024 oo ku saabsanaa Hannaanka Maamul DaadajintaShirka dalka Ghana 13 ilaa 18 June 2024 oo ku saabsanaa Hannaanka Maamul Daadajinta
Slide
Kormeerka Dowladda Hoose Caasimada Laascaanood wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Fedeaalka iyo dib U Heshisiinta Axmed Cali YakhleKormeerka Dowladda Hoose Caasimada Laascaanood wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Fedeaalka iyo dib U Heshisiinta Axmed Cali Yakhle
Slide
๐’๐จ๐จ๐ฅ: ๐Ÿ๐Ÿ’ | ๐€๐›๐ซ๐ข๐ข๐ฅ, ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”, Agaasimaha Guud Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Dowladda Waqooyi Bari, ๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž ๐‚๐š๐›๐๐ข๐ฌ๐š๐ฅ๐š๐š๐ง ๐ˆ๐ข๐ฆ๐š๐š๐ง ๐‚๐š๐ฅ๐ข, iyo Wefdi ballaaran u hoggaaminayo ayaa kormeer Shaqo ku gaaray Deegaanno ka tirsan Degmooyinka Yagoori iyo Caynaba ee Gobolka Sool. โ€Ž โ€ŽWafdiga ayaa waxaa ku Weheliyay Agaasimaha Guud Guddoomiyaha Gobolka Sool, ๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž ๐‚๐ข๐ฌ๐ฆ๐š๐š๐ง ๐—๐ฎ๐ฌ๐ž๐ž๐ง ๐‚๐š๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐ž, Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Sool ๐Š๐ก๐š๐๐š๐ซ ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ž๐ ๐…๐š๐š๐ซ๐š๐ฑ, iyo Guddoomiyaha Degmada Yagoori ๐ˆ๐ข๐๐ฅ๐ž ๐—๐ฎ๐ฌ๐ž๐ž๐ง ๐—๐š๐š๐ฃ๐ข ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐.๐’๐จ๐จ๐ฅ: ๐Ÿ๐Ÿ’ | ๐€๐›๐ซ๐ข๐ข๐ฅ, ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”, Agaasimaha Guud Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Dowladda Waqooyi Bari, ๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž ๐‚๐š๐›๐๐ข๐ฌ๐š๐ฅ๐š๐š๐ง ๐ˆ๐ข๐ฆ๐š๐š๐ง ๐‚๐š๐ฅ๐ข, iyo Wefdi ballaaran u hoggaaminayo ayaa kormeer Shaqo ku gaaray Deegaanno ka tirsan Degmooyinka Yagoori iyo Caynaba ee Gobolka Sool. โ€Ž โ€ŽWafdiga ayaa waxaa ku Weheliyay Agaasimaha Guud Guddoomiyaha Gobolka Sool, ๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž ๐‚๐ข๐ฌ๐ฆ๐š๐š๐ง ๐—๐ฎ๐ฌ๐ž๐ž๐ง ๐‚๐š๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐ž, Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Sool ๐Š๐ก๐š๐๐š๐ซ ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ž๐ ๐…๐š๐š๐ซ๐š๐ฑ, iyo Guddoomiyaha Degmada Yagoori ๐ˆ๐ข๐๐ฅ๐ž ๐—๐ฎ๐ฌ๐ž๐ž๐ง ๐—๐š๐š๐ฃ๐ข ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐.
Slide
Shirka Xoojinta Arrimaha dib u Heshisiinta iyo ka hortaga KhilaafaadkaShirka Xoojinta Arrimaha dib u Heshisiinta iyo ka hortaga Khilaafaadka
Kormeerka Madaxwayaha Dowladda Waqooyi Bari soomaaliya ku yimi Xarunta Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Kormeerka Madaxwayaha Dowladda Waqooyi Bari soomaaliya ku yimi Xarunta Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Madaxweynaha Dowladda Waqooyi Bari Soomaaliya, Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw Cali, ayaa kormeer shaqo ku yimid Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta. Kormeerkan ayaa ujeedkiisu ahaa u kuurgalidda habsami u socodka shaqooyinka wasaaradda iyo kor u qaadista hufnaanta adeegyada ay bixiso.Madaxweynaha Dowladda Waqooyi Bari Soomaaliya, Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw Cali, ayaa kormeer shaqo ku yimid Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta. Kormeerkan ayaa ujeedkiisu ahaa u kuurgalidda habsami u socodka shaqooyinka wasaaradda iyo kor u qaadista hufnaanta adeegyada ay bixiso.
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib u Heshisiinta ahna Guddoomiyaha Gudidda Gurmadka Abaaraha ayaa shir guddoomiyey kulankii Guddida kaas ay ku daah Furayeen wajiga labaad ee Biyo dhammaminta dadka ay abaartu wax yeelaysay

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib u Heshisiinta ahna Guddoomiyaha Gudidda Gurmadka Abaaraha ayaa shir guddoomiyey kulankii Guddida kaas ay ku daah Furayeen wajiga labaad ee Biyo dhammaminta dadka ay abaartu wax yeelaysay

Madaxweynaha Dowladda Waqooyi Bari Soomaaliya, Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw Cali, ayaa kormeer shaqo ku yimid Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta

Madaxweynaha Dowladda Waqooyi Bari Soomaaliya, Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw Cali, ayaa kormeer shaqo ku yimid Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta

Madaxweynaha Dowladda Waqooyi Bari Soomaaliya, Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw Cali, ayaa kormeer shaqo ku yimid Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta. Kormeerkan ayaa ujeedkiisu ahaa u kuurgalidda habsami u socodka shaqooyinka wasaaradda iyo kor u qaadista hufnaanta adeegyada ay bixiso.Madaxweynaha Dowladda Waqooyi Bari Soomaaliya, Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw Cali, ayaa kormeer shaqo ku yimid Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta. Kormeerkan ayaa ujeedkiisu ahaa u kuurgalidda habsami u socodka shaqooyinka wasaaradda iyo kor u qaadista hufnaanta adeegyada ay bixiso.
Madaxweynaha Dowladda Waqooyi Bari Soomaaliya, Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw Cali, ayaa kormeer shaqo ku yimid Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta

Madaxweynaha Dowladda Waqooyi Bari Soomaaliya, Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw Cali, ayaa kormeer shaqo ku yimid Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta

Madaxweynaha Dowladda Waqooyi Bari Soomaaliya, Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw Cali, ayaa kormeer shaqo ku yimid Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib-u-heshiisiintaMadaxweynaha Dowladda Waqooyi Bari Soomaaliya, Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw Cali, ayaa kormeer shaqo ku yimid Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta

Welcome to Ministry of Interior Federal Affairs and Reconciliation North Eastern State of Somalia

Committed to Excellence in Public Service

Contact

About Our Ministry

We are a government ministry committed to serving the public with integrity and excellence. Our mission is to deliver efficient services and foster transparency in governance.
Read More

Our Services

Local Governance and Administration

The Ministry of Interior Federal Affairs and Reconciliation is committed to Strengthening local governance by empowering regional and district administration. Our initiative focus on building the capacity of local institutions, Promoting good Governance and ensuring that all communities have access to essential public services

Peace and Security

Maintaining peace and security across Northeastern state Somalia is a top priority . The ministry works closely with security agencies and community leaders to promote stability prevent conflict and upholds the rule of low. Our efforts to ensure public safety are critical to building a peace society where development can thrive, and citizens can live without fear

Good Governance

The Ministry of Interior, Federal Affairs and Reconciliation of the Northeastern State is committed to promoting good governance. The Ministry is responsible for supervising government institutions to ensure transparent and effective service delivery to the public, including regional administrations, local governments, and other ministries within the Northeastern State.

Community Development and participation

The ministry of interior Northeastern state Somalia we believe that sustainable development starts at the community level. The ministry supports initiatives that encourage active citizen

Civil Registration and Identity Management

The Ministry is responsible for the registration of citizens of the Northeastern State to ensure they obtain official identification. This identification enables citizens to access essential services and facilitates their participation in administrative, social, and economic activities. Through the Civil Registration and Identity Management system, the Ministry works to establish a reliable database of citizens. This process helps improve government planning, service delivery, and security while ensuring that every citizen is formally recognized by the state and can easily access services such as education, healthcare, banking, and other public services.

Ministry About

The Ministry of Interior Federal Affairs and Reconciliation North Eastern State of

Somalia

Vision:

A thriving North Eastern State with stabilized and well-developed Regions and

local governments delivering efficient and equitable services to all communities.

Mission:

The Ministry of Interior, Federal Affairs , and Reconciliation (Moifar ) is dedicated

to empowering local governments, promoting lasting peace and stability, and

facilitating sustainable development across the North Eastern State.

We achieve this by:

Empowering Local Governments: We establish and support effective local

governments that deliver essential services efficiently and equitably to all

communities.

About Minister

Minister

Ministry Message

Official Message from the Ministry of Interior, Federal Affairs and Reconciliation

The Ministry of Interior, Federal Affairs and Reconciliation of the Northeastern State of Somalia reaffirms its commitment to strengthening governance, promoting peace, and enhancing cooperation among communities across the state.

Our ministry continues to work closely with regional administrations, traditional leaders, civil society, and international partners to advance decentralization, reconciliation, and sustainable development. We believe that strong local governance and unity among our communities are the foundation for stability and progress.

The Ministry encourages all citizens to actively participate in peacebuilding, respect the rule of law, and support initiatives aimed at fostering dialogue and reconciliation. Together, we can build a stable, prosperous, and inclusive Northeastern that serves the interests of all its people.

We extend our appreciation to our partners and stakeholders for their continued support in achieving our shared goals of peace, development, and good governance.

Issued by:

Ministry of Interior, Federal Affairs and Reconciliation

Northeastern State of Somalia


Hon.Ahmed Ali Yakhle

Minister of Interior Federal Affairs and Reconciliation North Eastern State of

Somalia

Northeastern State of Somalia


Latest Updates

๐–๐€๐’๐ˆ๐ˆ๐‘๐Š๐€ ๐–๐€๐’๐€๐€๐‘๐€๐ƒ๐ƒ๐€ ๐€๐‘๐‘๐ˆ๐Œ๐€๐‡๐€ ๐†๐”๐ƒ๐€๐‡๐€, ๐ˆ๐˜๐Ž ๐–๐€๐…๐“๐ˆ ๐๐€๐‹๐‹๐€๐€๐ƒ๐‡๐€๐  ๐”๐” ๐‡๐Ž๐†๐†๐€๐€๐Œ๐ˆ๐๐€๐˜๐Ž ๐€๐˜๐€๐€ ๐Œ๐€๐€๐‹๐ˆ๐๐“๐ˆ๐ˆ ๐‹๐€๐๐€๐€๐ƒ ๐Š๐” ๐’๐”๐†๐€๐ ๐ƒ๐„๐„๐†๐€๐€๐๐Š๐€ ๐Œ๐€๐ƒ๐€๐— ๐‹๐€๐†๐”๐—๐Ž๐Ž๐‘

๐–๐€๐’๐ˆ๐ˆ๐‘๐Š๐€ ๐–๐€๐’๐€๐€๐‘๐€๐ƒ๐ƒ๐€ ๐€๐‘๐‘๐ˆ๐Œ๐€๐‡๐€ ๐†๐”๐ƒ๐€๐‡๐€, ๐ˆ๐˜๐Ž ๐–๐€๐…๐“๐ˆ ๐๐€๐‹๐‹๐€๐€๐ƒ๐‡๐€๐ ๐”๐” ๐‡๐Ž๐†๐†๐€๐€๐Œ๐ˆ๐๐€๐˜๐Ž ๐€๐˜๐€๐€ ๐Œ๐€๐€๐‹๐ˆ๐๐“๐ˆ๐ˆ ๐‹๐€๐๐€๐€๐ƒ ๐Š๐” ๐’๐”๐†๐€๐ ๐ƒ๐„๐„๐†๐€๐€๐๐Š๐€ ๐Œ๐€๐ƒ๐€๐— ๐‹๐€๐†๐”๐—๐Ž๐Ž๐‘

๐–๐€๐’๐ˆ๐ˆ๐‘๐Š๐€ ๐–๐€๐’๐€๐€๐‘๐€๐ƒ๐ƒ๐€ ๐€๐‘๐‘๐ˆ๐Œ๐€๐‡๐€ ๐†๐”๐ƒ๐€๐‡๐€, ๐ˆ๐˜๐Ž ๐–๐€๐…๐“๐ˆ ๐๐€๐‹๐‹๐€๐€๐ƒ๐‡๐€๐ ๐”๐” ๐‡๐Ž๐†๐†๐€๐€๐Œ๐ˆ๐๐€๐˜๐Ž ๐€๐˜๐€๐€ ๐Œ๐€๐€๐‹๐ˆ๐๐“๐ˆ๐ˆ ๐‹๐€๐๐€๐€๐ƒ ๐Š๐” ๐’๐”๐†๐€๐ ๐ƒ๐„๐„๐†๐€๐€๐๐Š๐€ ๐Œ๐€๐ƒ๐€๐— ๐‹๐€๐†๐”๐—๐Ž๐Ž๐‘, ๐’๐Ž๐Ž๐‹: ๐Ÿ๐Ÿ—/๐ŸŽ๐Ÿ“/๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”, Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib-u-Heshisiinta Dowladda Waqooyi Bari Soomaaliya ๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž ๐€๐ฑ๐ฆ๐ž๐ ๐‚๐š๐ฅ๐ข ๐˜๐š๐ค๐ก๐ฅ๐ž, iyo Wafti ballaadhan uu hoggaaminayo ayaa Maalintii labaad ku sugan Deegaanka Madax Laguxoor, halkaas oo ay ka wadaan dadaallo lagu Xoojinayo amniga, nabad-gelyada iyo wada Noolaanshaha bulshada deegaanka. โ€Ž โ€ŽWaftiga Wasiirka ayaa maanta waxaa ku soo biiray Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowladda Waqooyi Bari, ๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž ๐€๐š๐๐š๐ง ๐‚๐š๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐š๐š๐ก๐ข ๐€๐ฐ-๐ฑ๐š๐ฌ๐š๐ง oo door weyn ka Qaadanaya Xoojinta Arrimaha Nabadda iyo Deganaanshaha deegaanka. Guddoomiyuhu waxa uu bulshada ku bogaadiyey dadaallada socda ee lagu adkaynayo Amniga iyo ilaalinta Xasilloonida deegaanka. โ€Ž โ€ŽIntii uu waftigu halkaasi ku sugnaa, Wasiirka iyo Masuuliyiinta la socotay waxay kulamo kala duwan la Yeesheen Qeybaha bulshada iyo Waxgaradka deegaanka, iyagoo kala hadlay muhiimadda ay leedahay Wadajirka bulshada, ilaalinta nabadda iyo ka shaqaynta horumarka deegaanka. โ€Ž โ€ŽSidoo kale, Masuuliyiintu waxay bulshada la Wadaageen Goโ€™aamo muhiim ah oo lagu Sugayo Amniga deegaanka, kuwaas oo Saldhig u noqon Doona Xoojinta Xasilloonida iyo wada Noolaanshaha bulshada deegaanka Madax Laguxoor. โ€Ž โ€ŽWaxaa si rasmi ah loo faray Ciidanka Daraawiishta iyo Ciidanka Booliska Dowladda Waqooyi Bari ee u xilsaaran Amniga guud inay Tallaabo adag ka Qaadaan cid kasta oo lagu arko falal lidi ku ah Nabadda, Xasilloonida iyo Goโ€™aamada wadajirka ah ee la isla Qaatay, si loo Xaqiijiyo Amni waara iyo Deganaansho buuxa. -๐ƒ๐‡๐€๐Œ๐Œ๐€๐€๐ƒ- _________ โ ๐—๐€๐…๐ˆ๐ˆ๐’๐Š๐€ ๐–๐€๐‘๐…๐€๐€๐…๐ˆ๐๐“๐€ ๐ˆ๐˜๐Ž ๐—๐ˆ๐ƒ๐‡๐ˆ๐ˆ๐ƒ๐‡๐Š๐€ ๐ƒ๐€๐ƒ ๐–๐„๐˜๐๐€๐‡๐€ ๐–๐€๐’๐€๐€๐‘๐€๐ƒ๐ƒ๐€ ๐€๐‘๐‘๐ˆ๐Œ๐€๐‡๐€ ๐†๐”๐ƒ๐€๐‡๐€ ๐…๐„๐ƒ๐„๐‘๐€๐€๐‹๐Š๐€ ๐ˆ๐˜๐Ž ๐ƒ๐ˆ๐-๐”-๐‡๐„๐’๐‡๐ˆ๐’๐ˆ๐ˆ๐๐“๐€ ๐ƒ๐Ž๐–๐‹๐€๐ƒ ๐†๐Ž๐๐Ž๐‹๐„๐„๐ƒ๐Š๐€ ๐–๐€๐๐Ž๐Ž๐˜๐ˆ ๐๐€๐‘๐ˆ ๐’๐Ž๐Ž๐Œ๐€๐€๐‹๐ˆ๐˜๐€.โž ๐—™๐—ฎ๐—ฐ๐—ฒ๐—ฏ๐—ผ๐—ผ๐—ธ: https://www.facebook.com/share/1CLd2gvmCG/ ๐—ง๐—ถ๐—ธ๐˜๐—ผ๐—ธ: https://www.tiktok.com/@moifarwbs?_t=ZM-90mzTCp6VQ3&_r=1 ๐ŸŒ ๐—ช๐—˜๐—•๐—ฆ๐—œ๐—ง๐—˜: https://moifar.ne.so/ ๐Ÿ“ง ๐„๐ฆ๐š๐ข๐ฅ: ๐ข๐ง๐Ÿ๐จ.๐Œ๐จ๐ข๐Ÿ๐š๐ซ@๐๐ž.๐ฌ๐จ ๐• Twitter: @๐Œ๐Ž๐ˆ๐…๐€๐‘๐–๐๐’

May 19, 2026

๐Š๐Ž๐‘๐Œ๐„๐„๐‘๐Š๐€ ๐ƒ๐Ž๐Ž๐—๐Ž๐Ž๐˜๐ˆ๐๐Š๐€ ๐—๐Ž๐Ž๐‹๐Ž-๐ƒ๐€๐€๐๐„๐„๐๐Š๐€ ๐„๐„ ๐Œ๐€๐ƒ๐€๐— ๐‹๐€๐†๐”๐—๐Ž๐Ž๐‘ ๐ˆ๐˜๐Ž ๐†๐€๐‘๐€๐,

๐Š๐Ž๐‘๐Œ๐„๐„๐‘๐Š๐€ ๐ƒ๐Ž๐Ž๐—๐Ž๐Ž๐˜๐ˆ๐๐Š๐€ ๐—๐Ž๐Ž๐‹๐Ž-๐ƒ๐€๐€๐๐„๐„๐๐Š๐€ ๐„๐„ ๐Œ๐€๐ƒ๐€๐— ๐‹๐€๐†๐”๐—๐Ž๐Ž๐‘ ๐ˆ๐˜๐Ž ๐†๐€๐‘๐€๐,

๐Š๐Ž๐‘๐Œ๐„๐„๐‘๐Š๐€ ๐ƒ๐Ž๐Ž๐—๐Ž๐Ž๐˜๐ˆ๐๐Š๐€ ๐—๐Ž๐Ž๐‹๐Ž-๐ƒ๐€๐€๐๐„๐„๐๐Š๐€ ๐„๐„ ๐Œ๐€๐ƒ๐€๐— ๐‹๐€๐†๐”๐—๐Ž๐Ž๐‘ ๐ˆ๐˜๐Ž ๐†๐€๐‘๐€๐, ๐’๐Ž๐Ž๐‹: ๐Ÿ๐Ÿ–/๐ŸŽ๐Ÿ“/๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”, Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib-u-Heshisiinta Dowladda Waqooyi Bari Soomaaliya ๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž ๐€๐ฑ๐ฆ๐ž๐ ๐‚๐š๐ฅ๐ข ๐˜๐š๐ค๐ก๐ฅ๐ž, oo ay weheliyaan Wasiirka Amniga ๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž ๐‚๐š๐›๐๐ข๐ซ๐ข๐ฌ๐š๐š๐ช ๐…๐š๐š๐ซ๐š๐ฑ ๐–๐š๐ซ๐ฌ๐š๐ฆ๐ž, Taliyaha Guud Ciidanka Daraawiishta, Taliyaha Guud Ciidanka Booliska, Xubno ka tirsan Golaha Baarlamaanka Dowladda Waqooyi Bari, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Guddoomiyaha Gobolka Sool, Maayar ku-xigeenka Degmada Laascaanood iyo Guddoomiyaha Degmada Yagoori ayaa gaadhay deegaanada hoostaga Dooxooyinka Xoolo-daaqeenka Madax-lagu-xoor iyo Garab. โ€Ž โ€ŽUjeeddada Safarka Wafdigan ballaadhan ayaa ahaa adkaynta xaaladda amniga, xoojinta difaaca Dowladda Waqooyi Bari Soomaaliya, iyo la dagaallanka deegamaynta sharci-darrada ah ee lagu samayeeyo dhulka Xoolo-daaqeenka. โ€Ž โ€ŽIntii uu wafdigu ku sugnaa deegaanadaas, waxay kormeero iyo booqashooyin ku tageen goobo kala duwan oo hore Wasaaradda Arrimaha Guduhu uga soo saartay Awaamiir Mamnuucaya in si sharci-darro ah loo deegaameeyo dhulka xoolo-daaqeenka, maadaama uu yahay dhul muhiim u ah nolosha iyo dhaqaalaha bulshada Dowladda Waqooyi Bari. โ€Ž โ€ŽWasaaradda Arrimaha Gudaha oo sii Xoojinaysa dadaallada lagu ilaalinayo dhulka daaqsinka ayaa kulamo la qaadatay odayaasha dhaqanka, Waxgaradka iyo qaybaha kala duwan ee bulshada deegaanka. Kulamadaas waxaa si cad loogu adkeeyey in aan la oggolaan doonin deegamayn sharci-darro ah oo laga sameeyo dhulka xoolo-Daaqeenka ah, isla markaana loo baahan yahay wadajir iyo iskaashi lagu ilaalinayo khayraadka deegaanka. โ€Ž โ€ŽSidoo kale, wafdigu waxay u kuur-galeen xaaladaha deegaanka iyo baahiyaha ka jira goobaha xoolo-dhaqatada, iyagoo bulshada deegaanka ku dhiirrigeliyey in si wadajir ah loo ilaaliyo dhulka daaqsinka, loo adkeeyo amniga, loona xoojiyo xasilloonida deegaanka. โ€Ž โ€ŽBulshada ku dhaqan deegaanadaas ayaa si weyn u soo dhaweeyey wafdiga, iyagoo muujiyey taageerada ay u hayaan dadaallada Dowladda Waqooyi Bari Soomaaliya ee lagu ilaalinayo dhulka daaqsinka, amniga iyo wadajirka bulshada. -๐ƒ๐‡๐€๐Œ๐Œ๐€๐€๐ƒ- _________ โ ๐—๐€๐…๐ˆ๐ˆ๐’๐Š๐€ ๐–๐€๐‘๐…๐€๐€๐…๐ˆ๐๐“๐€ ๐ˆ๐˜๐Ž ๐—๐ˆ๐ƒ๐‡๐ˆ๐ˆ๐ƒ๐‡๐Š๐€ ๐ƒ๐€๐ƒ ๐–๐„๐˜๐๐€๐‡๐€ ๐–๐€๐’๐€๐€๐‘๐€๐ƒ๐ƒ๐€ ๐€๐‘๐‘๐ˆ๐Œ๐€๐‡๐€ ๐†๐”๐ƒ๐€๐‡๐€ ๐…๐„๐ƒ๐„๐‘๐€๐€๐‹๐Š๐€ ๐ˆ๐˜๐Ž ๐ƒ๐ˆ๐-๐”-๐‡๐„๐’๐‡๐ˆ๐’๐ˆ๐ˆ๐๐“๐€ ๐ƒ๐Ž๐–๐‹๐€๐ƒ ๐†๐Ž๐๐Ž๐‹๐„๐„๐ƒ๐Š๐€ ๐–๐€๐๐Ž๐Ž๐˜๐ˆ ๐๐€๐‘๐ˆ ๐’๐Ž๐Ž๐Œ๐€๐€๐‹๐ˆ๐˜๐€.โž ๐—™๐—ฎ๐—ฐ๐—ฒ๐—ฏ๐—ผ๐—ผ๐—ธ: https://www.facebook.com/share/1CLd2gvmCG/ ๐—ง๐—ถ๐—ธ๐˜๐—ผ๐—ธ: https://www.tiktok.com/@moifarwbs?_t=ZM-90mzTCp6VQ3&_r=1 ๐ŸŒ ๐—ช๐—˜๐—•๐—ฆ๐—œ๐—ง๐—˜: https://moifar.ne.so/ ๐Ÿ“ง ๐„๐ฆ๐š๐ข๐ฅ: ๐ข๐ง๐Ÿ๐จ.๐Œ๐จ๐ข๐Ÿ๐š๐ซ@๐๐ž.๐ฌ๐จ ๐• Twitter: @๐Œ๐Ž๐ˆ๐…๐€๐‘๐–๐๐’

May 18, 2026

The Deputy Minister of the Federal Ministry of Interior and Reconciliation of the Northeastern Regional State, Hon. Ali Ahmed Ali, accompanied by the Director General of the Ministry, Mudane Cabdisalaan Iiman Cali,

The Deputy Minister of the Federal Ministry of Interior and Reconciliation of the Northeastern Regional State, Hon. Ali Ahmed Ali, accompanied by the Director General of the Ministry, Mudane Cabdisalaan Iiman Cali,

April 22, 2026

Mogadishu: April 21, 2026 โ€” The Director General of the Ministry of Interior, Federal Affairs and Reconciliation of the Northeastern State, Mudane Cabdisalaan Iimaan Cali, who is in the capital Mogadishu, spoke about the International Conference

Mogadishu: April 21, 2026 โ€” The Director General of the Ministry of Interior, Federal Affairs and Reconciliation of the Northeastern State, Mudane Cabdisalaan Iimaan Cali, who is in the capital Mogadishu, spoke about the International Conference

April 21, 2026

The Director General of the Ministry of Interior, Federal Affairs, and Reconciliation of the Northeastern State Government, Mudane Cabdisalaan Iimaan Cali,

The Director General of the Ministry of Interior, Federal Affairs, and Reconciliation of the Northeastern State Government, Mudane Cabdisalaan Iimaan Cali,

April 14, 2026

The President of the Puntland State has made a sudden reshuffle of the Ministers of the Interior.โ€

The President of the Puntland State has made a sudden reshuffle of the Ministers of the Interior.โ€

April 11, 2026

Our Partners

Nisfoundation Nisfoundation
Vision Corps Initiative Vision Corps Initiative
United Nations Development Programme United Nations Development Programme

Need Assistance?

Get in Touch